Dabley hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho & ciidanka Booliska oo ka hadlay

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal Ciidamada ka fuliyeen Suuqa Bakaaraha, degmada Howl-wadag oo lagu qabtay Koox Burcad ah. Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Zakiye Xuseen ayaa shaacisay in Ciidamada Booliska ay gacanta ku dhigeen laba nin oo Burcad ahaa, kuwaas oo dhac ka geysanayay gudaha Suuqa Bakaaraha, kadib markii laga war helay. “Ciidamada … Continue reading Dabley hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho & ciidanka Booliska oo ka hadlay